Xisbiga Wadajir oo si kulul u dhaliilay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Warsaxaafadeed kasoo baxay Xisbi siyaasadeedka Wadajir ayaa looga hadlay Wada-hadaladii ay Magaalada Nairobi ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta, kaas oo Heshiis ay uga gaareen Khilaafka Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

Xisbiga Wadajir ee uu Hoggaamiye C/rixmaan C/shakuur Warsame, ayaa si kulul u dhaliilay Heshiiska ay gaareen Labada Madaxweyne, iyo hanaanka ay uu u maray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xisbiga Wadajir.

IDIL NEWS