Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Geerida Wasiir Xoosh (Akhriso)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha unaxariistee Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Deni.

IDIL NEWS