Madaxweyne Deni oo amar deg deg ah siiyay laamaha ammaanka Puntland (Akhriso)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Marxuum Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo Saacado kahor lagu dilay Masjid ku yaalla Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntaln

Madaxweyne Deni ayaa ku amray laamaha ammaanka Dowladda Puntland inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo qabtaan ninkii ka dambeeyay dilkii loo geystay Suldaan Bashiir Muuse Kowte, isagoona ugu baaqay Shacabka Puntland inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka si looga adkaado Argagixisada.

Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.

IDIL NEWS