Madaxweyne Deni oo magaca ka bedelay mid kamid ah Wasaaradaha DPL (Akhriso)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa magaca ka Bedelay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Dowladda Puntland.

IDIL NEWS