Video:-Wasiir Xoosh oo Aas-qaran loo sameeyay

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo qaar kamid ah golaha wasiirada ayaa ku sugan garoonka diyaaraha magaalada Muqdisho.

Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa lagu wadaa in maanta marka salaadda Janaasada lagu tukado kadib lagu aaso qabuuraha Isbitaalka Madiina dhabarkiisa dambe ku yaalla,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka