Alshabaab oo Caawa la wareegay Degmadda Balcad Ee Gobalka Shabellada Dhexe

DEG DEG Alshabaab oo Caawa la wareegay degmadda Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow degmadaasi ay weerar ku qaadeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Goobjoogayaal ayaa in dagaal culus ay Shabaab degmada kusoo qaadeen,isla markaana uu dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay inta badan la wareegeen degmada,isla markaana ciidamada Dowladda isaga baxeen,waxana mararka qaar la maqlayaa rasaas goos goos ah.