Gudiga soo xulista Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo la shaaciyay

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa magacaabay guddiga soo xulista golaha deegaanka degmada Gaalkacyo, xilli ay socoto dadaallada u dambeeyay ee lagu dhisayo gollaha cusub ee deegaanka.

Halkan ka akhriso:-