in ka badan 200-Arday oo ka qalanjabiyay jaamacada PSU Garowe (Daawo)

225-arday oo dhammaystay shahaadada heerka 1-aad ee Jaamacadda PSU faraceeda Garoowe.ayuu Madaxweyne xigeenka Dowlada Puntland Axmed Cilmi Karaash gudoon siiyay shahaadooyinkoodii.


Waa war lagu farxo muujinayana horusocodka bulshada Puntland.
Dhalinyarada,ayaa baahi xoog leh uqabta shaqo abuur,si kastooy uga qalin jabiyaan Jaamacadaha waxay marka danbe dantu u khasabtaa in ay ka haajiraan dalka.


Dowlada Puntland ee uu xiligan hogaaminayo Madaxweyne Deni,wali ma aysan cadayn mawqifkeeda ku aadan fursado usamaynta dhalinyarada,inkastoo aysan wali ubuuxsamin Boqolkii Maalmood ee ugu horeeyay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka