Maxaa looga xaajooday shirkii golaha wasiirada Jubaland (Daawo)

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay Xaaladaha ammaanka dib u habaynta howlgalada iyo sugida Nabadgalyada Magaalooyinka xorta ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka