Maxay kawada hadleen Muuse Biixi iyo safiirka jarmalka (Daawo)

Waxyaabaha kulankan lagaga hadlay, ayaa waxa kamid ahaa dardargelinta iyo kordhinta deeqaha uu jarmalku siiyo Somaliland, ka miro o dhalinta mashaariicda horumarineed ee dawladda Jarmalku ka waddo gudaha  Somaliland ee ay kamidka yihiin waddooyinka iyo Biyaha,Arrimaha doorashooyinka, Dimuqraaddiyadda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka