Badhan: Xerada Tababarka Ciidanka Puntland ee G. Sanaag oo la dhagax-dhigay (Daawo)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Degaanka Shimis ee hoos-taga Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, ayaa laga dhagax-dhigay Xeradda Tababarka Ciidamadda Qalabka sida ee Dawladda Puntland ee Gobolka Sanaag

Dhagax-dhigan ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka ,Beeraha iyo isbedelka cilimadda C/rashiid Cali Geelle, Gudoomiyaha Gobolka Sanaag maxamuud ismaaciil jaamac ciyoon ,Duqa Degmadda Badhan c/risaaq axmed ciise iyo Taliyaha qaybta booliska ee gobolka sanaag c/risaaq faara warsame xasan.

Daawo.

IDIL NEWS