Dalabkii daynta cafinta Dowlada Somaliya oo la diiday (Daawo)

Waxaa hindiseyaashii cafinta deynta laga reebay codsigoodii sadex dal oo ku yaal Geeska afrika kuwaas oo kala ah wadamada Eritrea, Somaliyaa & Sudan.

Waxaa sidoo kale laga cafiyay daymihii lagu lahaa wadamada kala ah.

1.Afghanistan ,
2.Central African Republic 
3.Ethoipia
4.Haiti ,
5.Mauritania, 
6.Senegal.
7 Benin, 
8.Chad 
9.The Gambia, 
10.Honduras,
11.Mozambique,
12. Sierra Leone,
13. Bolivia ,
14.Comoros.
15.Ghana 
16.Liberia. 
17.Nicaragua,
18.Tanzania.,
19.Burkina Faso 
20.Republic of Congo, 
21.Guinea 
22.Madagascar 
23.Niger, 
24.Togo, 
25.Burundi,
26.Democratic Republic of Congo, 
27.Guinea-Bissau,
29. Malawi,
30.Rwanda, 
31.Uganda, 
32.Cameroon.Cote d’Ivoire,
33. Guyana
34. Mali. 
35.Sao Tome & Principe,
36. Zambia.

Talaabadan waxay meesha ka saartay sheegashadii Dowlada fashilantay ee Villa Somaliya ee ahayd in daynta laga cafinayo guul waa weyna ay ka gaareen qodobadii lagu xiray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka