Kaalmeeye Danyarta Muqdisho oo Ciidamada Dowladu toogteen (Daawo)

Khaalid Axmed waxa uu kamid ahaa dhallinyaradii maanta ay ciidamada booliisku ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana lagu xasuustaa in uu ka shaqayn jiray arimaha bulshada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka