Dhagayso:-Muxuu ka yiri xaalka amni Ee Muqdisho Wasiir hore Cabdirisaaq Cumar

MUQDISHO (IDILNEWS) Wasiirkii hore ee amniga Dowlada Fadaraalka Somaliya Cabdirisaaq Cumar Axmed ,ayaa ku eedeeyay laamaha amaanka in ay ku fashilmeen ka hortagida qaraxyada iyo dilalka sida tira beelka ah u dhacaya.

”15-Qarax in ay dhcaaan Todobaadkiiba waa wax lala yaabo oo aan la aqbali karin”ayuu yiri Wasiir Cabdirisaaq.

Wasiirkii hore ee amniga oo la hadlayay laanta afka ingiriiska ee Idaacada VOA,ayaa ku booriyay shacabka in ay la shaqeeyaan laamaha amaanka si looga adkaado argagixisada.

Hadalka Wasiirka,ayaa imaanaya,iyadoo laftigiisa xilka looga qaaday adkayn la’aanta amaanka Muqdisho, hoos ka dhagayso codka Wasiirka.

Halkan hoose ka dhagayso codka Wasiirkii hore