Video:-Booliska Bosaso oo bilaabay hawlgalo iyo qorshayaal cusub oo amniga lagu xoojinayo

Taliska ciidanka ammaanka Puntland ee gobolka Bari ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqooyin horleh oo ciidamadu ka wadaan gudaha magaalada Boosaaso.

Taliska qaybta booliska gobolka Bari ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka ammaanku ay diiwaan gelin rasmi ah ku wadaan gaadiidka dadweynaha ee ku sugan gobolka Bari gaar ahaan degmada Boosaaso.

Tallaabadaan ayaa laamaha ammaanku sheegeen in looga golleeyahay sidii loo adkayn lahaa ammaanka isla markaana loola socon lahaa dhaqdhaaqa gaadiidka dadweynaha ee magaalada Boosaaso,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka