Video:-Puntland oo u tababartay Saraakiil Ciidanka Asluubta Ee Dowlada Dhexe.

Xarunta Ciidanka Asluubta Soomaliyeed ay ku leeyihiin Caasimadda Puntland ee Garowe,ayaa Tababar muda hal bila Ka soconaayay loogu soo xiray saraakiil ka kala timid Dowladda Dhexe iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka