Dhagayso:-Gudoomiye Dhado oo ka hadlay qaraxii shalay uu ka badbaaday

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhado,ayaa ka hadlay Qaraxii shalay lala eegtay Gaarigiusa.

Dhado waxuu sheegay in 3-askari ka dhaawacantay labo xaalkoodu fudud yahay ,balse mid uu liito hadana qaliin lagu wado.

Sidoo kale waxuu Gudoomiyuhu sheegay in hal Qof ku geeriyooday qaraxaas walow uusan cadayn in uu askartiisa ka mid ahaa.

Waraysiga oo faahfaahsan hoos ka dhagayso.

Halkan ka dhagayso