Video:-Sh.Shariif oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Shariif ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Wasiirka Amniga Qaranka, Xildhibaano ka tirsan labada Gole iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynihii hore Shariif ayaa loo galbiyay guriga uu ka degan yahay Muqdisho oo ku dhow agagaarka Garoonka Diyaaradaha, halkaasoo uu kula hadli doono taageerayaashiisa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka