Video:-Ilhaan Cumar oo ka hadashay khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Trump

Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in Dad rayid ah ay ku dhinteen duqeynta diyaaradaha drone-ka Maraykanka ay ka geystaan Somalia. Ilhan oo wareysi siisay VOA ayaa ka hadashay khilaafka kala dhaxeeya madaxweyne Trump iyo taareerayaashiisa,hoos ka daawo muuqaalka.

Hslkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2297707000251688&id=108173635871713