Video:-Muxuu ku salaysnaa kulankii Madaxweyne Deni iyo Safiirka Ingiriiska

Waxyar kadib markii Madaxweyne Deni soo gaaray qasriga Madaxtooyada looga arimiyo Puntland ee Garowe,ayuu qaabilay safiirka Ingiriiska ee Somaliya.

Hadaba kulankooda kadib waxay wada qabteen shir jaraa’id oo ay uga warameen waxa ugu waa weynaa ee ay uag xaajoodeen kulankoodu,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan ka daawo muuqaalka