Video:-Wasiirka Kaluumaysiga Dowlada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Garowe

Wasiirka Kalluumaysiga Dowlada Dhexe ee Somaliya Mudane Bidhaan iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa soo gaaray Garowe.

Wasiirka Kaluumaysiga Puntland Faarax Cawaasha,ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garowe.

Warkan oo faahfaahsan wararkayaga danbe kala soco.