Video:-Madaxweyne Deni oo furay shirka kaluumaysiga Ee Somaliya

Maanta waxaa garowe ka furmay shirka Kaluumaysiga ee Somaliya.

Shirkaas waxaa daahfuray Madaxweyne Deni,iyadoo ay kasoo qaybgaleen madax kala duwan oo uu ka mdi yahay Wasiirka kaluumaysiga ee Dowlada Dhexe.

Madaxweyne Deni oo ka hadlay madasha,ayaa sheegay in uu bogaadinayo shirkan kuan faraxsan yahay.

” Runtii sharaf wayn bay Puntland u tahay, shirka noocaan oo kale ah inuu qabsoomo, maxaa yeelay waa iftiin hor leh oo dadka Soomaaliyeed uga gudbayaan marxaladdii ku dul noolaanshaha dadka kale oo ay u gudbayaan inay iyagu la soo baxaan noloshooda, horumarkooda ganacsi ka shaqeeyaan, mustaqbalkooda ay iftiimiyaan”,ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka