Video:-Muuse Biixi oo xaalad deg-deg ah kusoo rogay G.Sanaag

Xaalada deg deg ah ee Muuse biixi uu soo rogay ayaa imaanaysa iyadoo shalay degaanka Yagoori ee Sool lagu dilay Gashaanle Cabdilaahi Axmed Tallan, Taliyihii Xabsiga degmada Gar-adag ee Ciidanka Asluubta iyo Laba Xidigle Nuur Aw Cali Nuux, Taliye ku xigeenkii Saldhiga Booliska ee Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka