Wasiir Cawad oo lagu dhagan yahay iyo Shaqaalihii oo gadoodsan

21-boos oo iskugu jira Safiiro,Qunsuludo iyo Xoghayayaal,ayuu Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Fadaraalka Somaliya Axmed Ciise Cawad si khaldan u magacaabay.

Is haysasho xoog leh oo ka dhex taagan isaga iyo khuburadii iyo shaqaalihii Wasaarada,ayaa sababay in shaqadii wasaaradu istaagto.

Shir ay maanta yeesheen shaqaalaha Wasaarada ayay eedayn kulul ugus oo jeediyeen Wasiir Cawad,iyagoo ku eedeeyay in dhamaan Dadka uu magaacabay ay yihiin kuwo aan loo marin sifadii sharciag ahayd.

Cawad,ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay Wasiirkii ugu liitay ee soo mara Wasaarada Arimaha dibada.

Halkan ka akhriso xogta..