Puntland oo ka hor timid xeerarka ay ansixiyeen golaha Wasiirada Fadaraalka

Dowladda Puntland,ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay si cad uga soo horjeensatay go’aanada aan waafaqsanayn Dastuurka kumeel gaar ah ee Dalka.

Wax ka badalka xeerka Batroolka Dalka iyo ansixinta xeerka lagu sheegay kan doorashooyinka Dalka ayay Xukuumada Puntland ganafks ku dhufatay.

Golaha Wasiirada Dowlada Fadaraalka ayaa maanta ansixiyey xeerar aan laysku waafaqsanayn.

Maamulada kale ee Dalka,ayaa la filayaa in ay itaguna qaataan go”aanka Puntland mid la mid ah.

Halkan ka akhriso warqada:-

Jibril Qoobey.