Video:-Shirweynaha Haweenka oo soo gabagaboobay lagana soo saaray Warmurtiyeed

Shirweynihii haweenka Puntland ee ka socday Garoowe ayaa war-murtiyeed ka soo baxay waxay Haweenku ku dalbadeen in gollaha barlamaanka Puntland laga siiyo 9 -Xildhibaan oo xubin sharafeed ah inta laga gaarayo doorashada qof iyo cod.

30% ayay dalbadeen in laga siiyo gollaha Wasiirada Puntland.

Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Dowladda. Sidoo kale, qoondo u gaar ah ayay ka doonayaan gollayaasha degmooyinka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka