Video:-Madaxweyne Waare oo soo dagay goor dhawayd

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay labo wafdi oo ay kala hoggaaminayeen,Madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka