Xisbiga Wadajir oo canbaareeyay Xeerka doorashada Ee ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Fadaraalka

“Waa sharci qodobadiisu iska hor imaanayaan, dastuurka ka soo horjeeda, talo- wadaag ka maran, ujeedkiisuna yahay jahwareerin si muddo kororsi loo meelmarsado”ayaa yiri Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir.

Halkan ka akhriso warmurtiteedka Xisbuga:-