Kulankii Golaha Shacabka Fadaraaliga oo furmay goordhaweyd

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,iyo labadiisa ku-xigeen.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay iney soo xaadiraan Kulanka Golaha Shacabka.

Kulanka markii uu furmay ayaa loo dhaariyay Kuraasta Golaha Shacabka Saddex Xildhibaan Cusub oo kala ah.

1Nuur Siidow Baaba.

2 Cali Sheekh Cabdullaahi.

3 Cali Cadow Maxamed.

Waxaana hadda loo gudbiyay Codeynta labada Kuris ee ka banaan Guddiga la socodka iyo dib u eegista Dastuurka.