Video:-Ciidanka Indho Qarshe oo Rasaas ku furay Dad Banaanbaxayay

Ehelada Askartii ku geeriyootay dagaaladii iyo Qaraxyadii ka dhacay dalka oo Rasaas xooggan lagu furay xilli ay ka dibad-baxayeen go’aan ay sheegeen in dowladdu ay ku jartay xuquuqdii ay ka qaadan-jireen ciidanka xoogga dalka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka