Shirkii Madaxda Somalida Ee Garowe oo goor dhaweyd dib u furmay

Madaxweyne Farmaajo ,ayaa shir gudoominaya waxaana qayb ka ah Ra’isalwasaare Khayre iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah.

Shirkan oo ka duwan shirarkii hore ,ayaa shalay si rasmi ah ufurmay,waxuuna socday xalay ilaa xili danbe mana jirin xogo dheeriya oo laga helayay,marka laga saaro warar aan lagu kalsoonaan karin.

Galabta,ayay ubadan tahay in Saxaafada war la siiyo.hadii uu soo gabagaboobo,hadii kalena ilaa beri in la isla gaaro ,ayaa dhici karta sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiin ka agdhow shirka.

Jibril Qoobey.