Wasaarada Amniga oo soo saartay Warqad meel ku dhac ku ah nidaamka Dowliga ah

The tender and selection process will be transparent SINCE MEMBERS FROM UN AND INTERNATIONAL NGOs WILL BE PART OF THE SELECTION PANEL”

War-qadaan waxay kasoo baxdey Wasaarada Amniga, xafiiska agaasimaha guud waxayna warqadu cadaynaysaa hawsha loo balamey iney hufnaan doonto maadaama ay guddiga qandaraaska ay ka mid noqon doonaan xubno ka socda UN-ka & Hay’adaha Caalamiga ah.

Jumladaas waxay ceeb ku tahay hab-qoraalka wasaaradaas iney qirtey Hadaan cid kale wax la hubin ineysan hufnaan doonin.

Ujeedka warqadan loosoo saaray,ayaa ah in la diiwaangaliyo Waardiyeyaasha hay’adaha iyo Shirkadaha u shaqeeya.