Markabkii Dekeda Garacad urarnaa oo soo gaaray Bosaso

Markabkii siday qalabkii ugu muhiimsanaa ee dhismaha Dekeda Garacad waxuu soo gaaray Dekeda Bosaso,sida y ii xaqiijiyeen masuuliyiin xog ogaal ah.

Markabkan oo mudo ka xayirnaa Kanal Suweys,ayaa dadaal ay iska kaashadeen Dowlada iyo ganacsatada Puntland waxaa lagu guulaystay ugu danbayan in lasoo daayo.

Imaanshaha Markabka waxuu ka dhigan yahay in Dekeda Garacad ay ku dhmaystirmi doonto xiligii loogu talagalay.

Shacabka Puntland oo aad uga war dhawrayay xogaha Markabka,ayaa soo dhaweeyya warkan.