Video:-Hargaysa oo lagu xiray Wiil kusoo labistay Calanka Somaliya

Ujeedka laga leeyahay in la xiro Wiil kusoo labistay Tuutaha Calanka Buluuga ah waxay tahay in aysan Bulshada Hargaysa caadi u arag xaalka oo argagax laga galiyo Calanka iyo Somalinimada.

Horay Faysal Cali Waraabe ayaa u yiri”Isma lahayn Mooska Koonfur ka yimaadaa Hargaysa lagu cunayaa,sidoo kale heesihii Xasan Aadan baa la dhagaysanayaa”..

Dhamaan hab dhaqankaasi waa mid looga gol leeyahay sare usii qaadida fogaanshaha shacabka Somaliland ay ka fog yihiin Somali weyn.

Halkan ka daawo muuqaalka