Video:-Khudbadii farmaajo ee 15-may oo noqotay mid fashilkiisa sii muujisay

Madaxweynuhu waxuu umuuqday mid hadalka ka aradan oo haba yaraatee aan lahayn balaaqo uu wax ku gaarsiiyo Bulshada.

Nin fudud kalatalisnimo iyo fikradayda hala raaco ay ka muuqato,sidoo kale Nin aan wax badan kala socon xaalka dalka iyo nidamaka uu hada ku shaqeeyo.

Shaqsi aad moodo erayo loosoo qoray in uu warqad kasii akhrinayo,balse aan isagu lahayn aragti uu wax ku tilmaamo.

Waxaa xusid mudan in Farmaajo 13-kii SYL uu buugiisa uu qoray ku xusay in ay ahaayeen ” SYL in ay gumays-tihii Talyaaniga U shaqayn jireen”

Masuul aan doorkiisa hogaamineed,isku wadidid,isu tanaasul iyo isku keenid Bulsho aan fahansanayn,balse colaad iyo ficiltan uu ka muuqdo,hoos ka daawo iyadoo faahfaahsan khudbada Farmaajo.

Halkan ka daawo muuqaalka.