Video:-Guryaha Bosaso oo guud ahaan la diwaangalinayo

Galabta waxa aannu daahfurnay barnaamijki (Nomberynta-Guryaha) oo lagu diiwaan gelinayo Guryaha Magaalada Bosaaso, si loo xoojiyo amniga magaalada.

Waxaa furitaanka barnaamijkan kasoo qayb galay Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Arimaha Gudahaha Fadaraalka Iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland iyo taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari.

Barnaamijkan,ayaa muhiim unoqonaya in lagu ogaado xogta Guriga iyo cidda iska leh,dowr muhimana ka qaata xaqiijinta amniga Caasimadda Ganacsiga Puntland Ee Bosaaso,hoos ka daawo muuqaalka.

Hallkan ka daawo muuqaalka