Video:-Muuse Biixi oo cafiyay maxaabiis fara badan

517-Maxbuus oo u xirana dambiyo fudud ayuu cafis u fidiyay maalinta 18 May oo ah Somaliland ay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka