Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Koonfurta iyo Bartamaha Somaliya oo la shaaciyay

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare, kadib markii uu dhawaan fashilmay Imtixaankii ay qaadeysay Wasaaradda,markii la helay qishka Maadooyin ka mid ah Imtixaanka.

Imtixaanka ayaa bilaaban doona 27-ka Bishan,waxaana uu socon doonaa ilaa 31-Bishan May ee sanadkan 2019,.

Waxaa xusid mudan in Imtixankaan oo ku celis ah ay dood badan ka dhalatay markii inta badan ay ardayda Somaliyed diideen.