Video:-Cali Cosoble”Doorashada hal maalin hadii lagu daro dalku 10-Madaxweyne ayuu yeelanayaa”

Xildhibaan Cosoble”7-Febraayo 2021-ka haddii doorasho dhici weyso halla ogaado dalkaan 10-Madaxweyne ayuu yeelanayaa,Waxaa Socota Farsamo ah Baarlamaanku ha qeyliyo hadhoowna hala yiraahdo doorasho lagama gaaree aan sannad iyo laba sano ku darsanno,

Hadalkan,ayaa fariin cad u ah Madaxweyne Farmaajo oo lagu xamanayo in uu quudaraynayo ku darsasho sanad ama laba ah,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan

Halkan ka daawo muuqaalka