Video:-Puntland iyo Galmudug oo wadajir uqaadacay dhamaan xeerarka kasoo baxay Dowlada Dhexe

Si buuxda ayay Puntland yo Galmudug uga hor yimaadeen dhamaan xeerarka kasoo baxay Dowlada Dhexe.

Xeerarka ay qaadaceen,ayaa kala ah:-

1.Xeerka Doorashada.

2.Xeerka Canshuuraha.

3.Xeerka Shidaalka.

Sadexdaa Xeer iyagoo isku duuban oovku hadlaya hal luuqad ayay qaadaceen una sheegeen caalamka in aysan iyagu qayb ka ahayn.

Wadajir muhiim ah iyo go”aan midaysan oo xiligiisii la qaatay ayaa lagu tilmaami karaa go”aanka kasoo baxay Puntland iyo Gslmudug,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan ka akhriso Warmurtiyeedka