Gudiga amniga doorashada Jubaland oo la magacaabay

Gudiga amniga doorashada Jubaland oo la magaacabay.

Gudigan waxuu awood uleeyhaya sugida habsi usocodka dooarshada Jubaland ee ay ka harsan tahay wax ka yar laba bilood.

Maalmo ka hor ayuu hogaanka AMISOM si buuxda u aqbalay in laamaha amaanka Jubaland ku filan yihiin sugida amniga doorashada,iyadoo si buuxda loogu wareejiyaya Wasaarada amniga.

Talaabadaas waxay hoosta ka xariiqday sida beesha caalamku ugu qanacsan tahay nidaamka Jubaland ,isla markaana uu usameeyay horumar la taaban karo.

Jubaland oo sanado ka hor ku jirtay dagaal sokeeye,ayaa hada umuuqta mid kasoo kabatay una gudubtay nidaam dowliya.

Halkan ka akhriso wareegtada