Video:-Marwo Caasho Geelle oo Afur ugu samaysay hoygeeda waftiga Madaxweynaha

Marwo Caasho Geelle oo afur usamaysay waftiga Madaxweynaha ee ku sugan Gaalkacyo.


Madaxweynaha oo ka hadlay goobta,ayaa ka mahadceliyay Afurka ay Caasho usamaysay iyo guud ahaan soo dhaweynata aadka usaraysa ee kala kulmay Gobolka Mudug.


Madaxweyne Deni waxuu kaloo amaanay dadaalka iyo horumarka baaxada leh ee ya ku jiraan Bulshada Gobolka.


Garoonka Kubada cagta ee Cawaale oo heer gabagaba ah maraya,ayuu si gaar ah uxusay sheegayna in uu si dhwo ula socdo dadaalka isku tashi ee Bulshadu wado dibna loogu casriyaynayo,hoos kad aawo muuqaalka.


Halkan ka daawo muuqaalka