Video:-Madaxwayne Deni oo magacaabay gudi dib-uhabaynta hay’daha dowladda Puntland ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta magacaabay guddi qaabilsan dib u-habaynta hay’daha dowladda Puntland ee gobolka Mudug

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu magacaabay guddiga dib u-habaynta hay’adaha dowladda ee gobolka Mudug oo ka kooban 8 xubnood kana ka kala tirsan golayaasha xukuumadda iyo Baarlamanka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkaan ka eeg dikreetada