Video:-Puntland oo dalacsiisay saraakiil ciidan oo kasoo goostay Somaliland

Saraakiisha ka soo goostay Somaliland ee ay maanta Puntland Dalacsiisay Darajadooda Ciidan.

1 – Gaashaanle dhexe Xuseen Faarax Aadan (Xuseen Dheere) Taliyihii guutada 93 ee Somaliland, waxaa loo dalacsiiyay Gaashaanle Sare

2 – Gaashaanle Dhexe Cabdarshiid Axmed Jaamac, Taliyihii Guutada 116-aad ee Somaliland, Waxaa loo dalacsiiyay derajada gaashaanle Sare

3 – Gaashaanle Jaamac Cabdi geesood oo ahaa Taliyihi ururka koobaad ee Aaga dhahar, waxaa loo dalacsiiyey gaashaanle dhexe

Halkan ka daawo muuqaalka