Video:-Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo socdaal deg deg ah ku tagay Boosaaso

Axmed karaash Madaxweyne xigeenka Puntland,ayaa galabta safar deg-deg ah ku gaaray Bosaso.

Karaash oo jiiray Biyo xoog leh oo fadhiyay Wadada,kuwaasoo xanibay gaadiid fara badan,ayaa gaaray Bosaso ugu danbayntii..

Safarkan deg-deg ah,ayaa daarnaa dhawr arimood oo muhiim ah,kuwaasoo laga xusi karo…

1.Ciidamo gadoodsan kana soo baxay Saldhigyadii ay ku lahaayeen Buuraha soona gaaray Kalabayr.

2.Khilaaf soo kala dhexgalay Taliska Booliska dhexdiisa iyo amar diido uu ku kacay Talyaha guud Jeneral Muxyidiin.

3.Muran xoog badan oo ka dhex taagan Ciidamada Badda iyo Shirkado siiya adeega saadka.

4.Amaanka Bosaso oo aysan wax weyn iska badalin 5-bilood kadib.

Madaxweyne ku xigeenka safarkiisa waxuu kusoo aadayaa,iyadoo uu dalka ka maqan Madaxweyne Deni mudo ku dhow 15-cisho,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka