Somaliland oo sheegtay ciidamada Boqor Buurmadow ay u goosteen Puntland ( Daawo )

Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro, ayaa sheegay in ciidamo ay u maleynayaan in uu lahaa Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow ay u tallaabeen dhinaca Puntland.


” Ciidankaas meesha Garabcad la yiraahdo ayey joogi jireen haddse waan ka waynay, waxaan maqalnay in meel Xingalool u dhow ay joogaan” ayuu yiri Tiim-baro.