Agaasime ka tirsan Dowlada hoose Ee Gaalkacyo oo shaqo joojin lagu sameeyay

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmadda Gaalkacyo,ayaa shaqo joojin ku sameeyay agaasimihii waaxda arimaha Bulshada (Axmed quraanjecel).

Xildhibaanada Golaha,ayaa ansixiyay shaqo joojinta agaasime waaxeedka Arimaha Bulshada ee Gaalkacyo,kaasoo ilaa iyo hada aysan cadayn sababta xilka looga qaaday.

Halkan ka akhriso wareegtada