Dagaal-yahanadii ugu badna ee Al Shabaab kasoo goosta oo DFS isku dhiibay ( Daawo)

Dagaal-yahanadii ugu badna ee Al Shabaab kasoo goosta oo DFS isku dhiibay, sida uu warbaahinta u sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe.