Video:-Maxaa kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada Puntland Ee khamiislaha?

Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland oo ah mid khamiislaha ah,ayaa looga xaajoodaa xaalada guud ee dalka.

Arimaha ugu waa weyn ee looga doodo,shirkaas waxaa ka mid ah:-

B.Arimihii ugu waa weynaa ee Todobaadkii dhamaaday.

T.Arimaha ugu waa weyn ee Todobaadka soo socda laga hawlgalayo.

Todobaadkan,ayaa laga xusi karaa qodobka saamaynta ugu weyn leh ee kasoo baxay shirka ,xaalada Af-urur iyo gurmadkeeda.

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan ka akhriso warmurtiyeedka