Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Laba Qarax Ayaa Ka Dhacay Muqdisho Hada

Mid waxa Uu Ka Dhacay Meel Udhow Seyidka oo Ay Deganayeen Ciidanka Militaryga Waxaana Lasheegayaa In Khadaare Badan oo Dhimasho iyo Dhaawac isugu Jiraa Ay Jiraan.

Qaraxa Labaad Ayaa Lagu Qabtay Barkantarool oo Ciidamada Nabad sugidu Ay Ku Lahayeen Meel Udhow Lambar Afar oo Loo Maro Airporka iyo Hotel Jazeera oo Dhina Kaga Aadan Hotel Saxafi iyo Xayaad Waxana Lasheegay In La Qabtay Direewalkii Kadibna Gaarigu Uu Qarxay Wax khasaare ahna Lama Sheegin.